(SAWIRO) Ivan Rakitic oo guul daro baday Kooxdiisa hore ee Barcelona Copa Del Rey

0
386

Spain(Idaacadda Waamo)-Xidigii hore ee Kooxda Barcelona Ivan Rakitic ayaa guul daro xanuun badan dhabarka u saariyay kooxdiisa hore ee Barcelona kulan ka tirsan kulamada Copa Del Rey kaas oo ku dhamaaday 2-0 oo ay guushu ku raacday Sevilla.

Xidigaha Barcelona Sida Lional Messi ayaa goobjoog ka ahaa guul darada Kooxda barcelona Waxaana kooxda Sevilla ay hogaanka ciyaarta qabatay Daqiiqadii 25-aad waxana hogaanka u dhiibay xiddiga Jules Kounde, daqiiqadii 85-aadna goolka labaad ayey la timid kooxda Sevilla waxaana hogaanka usii dheereeyey Xidigii hore ee kooxda Barcelona Ivan Rakitic.

Kooxda Sevilla ayaana lug la gashay Finalka koobkan maadaama uu harsanyahay kulanka lugta labaad ee Copa Del Rey kaas oo ay wada ciyaari doonaan labada kooxood .ImageImage

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here