Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Lacagta Shilin Soomaaliga ayaa Noqotay Mid Mudo Dheer kasoo Shaqeyneysay dalka oo aysan helin wax dayactir ah ama in lasoo saaro lacago cusub oo shilinka soomaaliga ah.
Waxa ay shaqeyneysaa ilaa dowladii dhexe dalka mudo 30-sano ka badan ayaa la isticmaalayaa.
Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.