Sare ukac Laga dareemayo Suuqyada Hilibka Baladweyne

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Sara u kac xogaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo hilibka geela tasoo ay sababta yaraanshiyaha geelii la keeni jiray maagalada Baladweyne

Kiilada Hilibka geela ayaa mareyo qiimo dhan 7.5 doolar halka markii hore la iibin jiray 6 ilaa 5 doolar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here