Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa sare u kac xooggan laga dareemayaa qiimaha lakalasiista Qudaarta Suuqyada magalaada kismaayo Qaar ka mid ah Ganacsatada qudaarta suuqyaraha kismayo iyo dadka sida malinlaha u ibsada ayaa nooga warbixiyay sara ukaca ku yimid qimaha Qudaarta.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.