Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar, oo ah caasimadda dowlad-goboleedka Hirshabelle, ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa si weyn looga dareemayaa sare u kac ku yimid qiimaha qudaarta cagaaran ee suuqyada waaweyn.
Qudaarta sara u kaca laga dareemayo ayaa waxaa ka mid goostada,ansalaatada,
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.