Sare Ukac ku Yimid Qiimaha Liin dhanaanta Suuqyada Jowhar

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa si weyn loo dareemayaa koror ku yimid qiimaha liin dhanaanta ee suuqyada magaalada Jowhar, taasoo saameyn ku yeelatay dadka deegaanka, gaar ahaan qoysaska danyarta ah.

Xaliimo Faarax ka mid ah ganacsatada Liin dhadhaanta ku iibiya Magaalada Jowhar ayaa ka warbixisay waxaa keenay sara u kaca ku yimid qiimaha liinta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here