Sare Ukac ku yimid Qiimaha dalagga sisiinta Suuqyada Jowhar

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ka Ganacsada Seylada lagu iibiyo sisinta Jowhar ayaa sheegay in laga dareemaayo sare ukac ku yimid kadib ganacsato ka timid magaalada muqdisho iyo Balcad ina ay soo gaareen Jowhar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here