Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbedel dhanka qiimaha ah lagu kala iibsado Dahabka ee Magaalada baydhabo ayaa laga daremayaa in ay kortay taasi oo ay hada ganacsatada ay ku sheegeen inuu yahay mid aad u sareeya sanadihii danbana aysan ku arkin isbedelkaan.
Qiimaha isbadalka dahabka ayaaa waxaa lagu sheegay in ay isbedelka siyaasadeed ee dunida ka jirta taas oo keentay in wadamadii lagu soo dhoofin jirey ay qaar kood hada adag tahay in laga soo gato.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.