Sare u kac xooggan oo laga dareemayo qiimaha xoolaha nool Suuqyada Muqdisho

0
86

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sare ukac xoogan ayaa kuyimid qiimaha la iibiyo xoolaha ee magaalada Muqdisho kadib markii saameyn xoogan wadooyinka kala kulmeen Roobka deeyrta.

Qiimaha xiligan lakala siisanayo xoolaha gaar ahaane ariga ayaa ah midkii ugu saareyay ee sanadahan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here