Sare u kac laga dareemayo Suuqyada Khudaarta ee magaalada Kismaayo

0
440

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sare U Kac Balaaran oo Dhanka Qudaarta ah ayaa laga Dareemayaa Suuqyada Qudaarta Lagu iibiyo Magaalada Kismaayo kueaas oo sameyn ku yeeshay dhaq-dhaqaaqka Guud ee Suuqa.

Sare Ukacan balaaran ee Quraadta Lagu iibiyo Suuqyada Magaalada ksiamayo ayaa La Dareemayey Tan iyo Bilashii Bisha Barakeysan ee Ramadaan  iyadoo Sare U kacan Loogu Aaneynaa Roobkii Kugu oo Ka Da’ay Guud ahaan Somalia Gaar ahaan Deegaanada  Dowlad Goboleedka Jubbaland Kaas oo Saameyn Ku Yeeshay Wax Soo Saarkii Beeraha Dalka sida ay ku Warameen Qaar kamid ah Ganacsatada Ka Ganacsada Qudaarta Suuqyada Magaalada Kismaayo iyo Qaar kamid ah Beeraleyda Qudaarta Beerta.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here