Sare u kac Laga dareemayo qiimaha Shidaalka Suuqyada magaalada Kismaayo

0
250

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qiimaha Shidaalka lagu iibiyo suuqyada magaalada kismaayo ayaa waayadii dambe sare u kacĀ  Laga dareemayaa,waxayna arintaas saameyn aad u ballaaran ku yeelatay Ganacsatada uu Ganacsigoodu ku xirnaa iibinta shidaalka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here