Sare u Kac Laga dareemayo Qiimaha la kala siisto Xoolaha Suuqyada Baydhabo.

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee suuqyada magaalada Baydhabo ayaa noqday mid qaali ah kadib markii ay yaraadeen xoolihii la keeni jiray suuqyada magaalada Baydhabo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here