Sare u kac kuiyimd qiimaha Qudaarta oo laga dareemayo Suuqyada magaalada Jowhar

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa laga dareemayaa sare ukac ku yimid qudaarta noocyadeeda kala Duwan kadib roobabka deyrta iyo fatahaado isbiirsaday ayaa gooyay qudaarta iyo dalagyada la beerto  Jowhar iyo nawaaxigeeda marka laga reebo meelo yar yar oo kafakaday inaay biyaha xaaqaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here