Sare u kac ku yimid suuqyada Khudaadrta ee magaalada Kismaayo.

0
358

Kadib roobabkii iyo fatahaadihii ku dhuftay deegaanada gosha ee Khudaarta looga keeno magaalada Kismaayo ayaa sababtay in ay magaalada ku yaaro qeybo badan oo ka mid ah Khudaarta magaalada lagu iibiyo.

Qaar ka mid ah dadka ka ganacsada Khudaarta ayaa ka waramay waxyaabaha sababay in Khudaarta la waayo,iyo sida uu haatan suuqa yahay.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Abdinuur Samriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here