Qiimaha Mooska oo sare u kacay magaalada Kismaayo

0
500
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool magaalada kismaayo ayaa waxaa sameeyn ku yeeshay  mooska oo is badal ku yimid,dadka ka ganacasada Mooska ayaa qaarkood ka keena Goboladda dalka si’ ay u iib kenaan magaalada kismaayo.
Qiimaha mooska ayaa sare u kacay magaalada Kismaayo,taasoo ay sababtay Beerihii laga oo wax soo saarkoodu uu hoos u dhacay.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here