Sare u kac ku yimid Qiimaha Khudaarta Suuqyada Kismaayo

0
300

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Waxaa sare u kac laga dareemayaa Suuqyada Khudaarta ee magaalada Kismaayo,taasoo ay sheegeen dadka ka ganacsada in ay sabab u tahay Roobabka ka da’ay deegaanada Gosha oo wadooyinka aan la soo mari karin.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here