Sare u kac dhanka maciishada ah oo laga dareemayo Suuqyada magaalada Beledweyne

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa sameen ween ku yeeshay fatahada wabiga shabele oo mara bartamaha magalada taas oo keentay barakaca qoysas badan halka kuwa qaarna ey ku godonsan yihiin xafadaha qaar ee magalada.

Fatahadda wabiga Shabeelle iyo daadadka Roobka deyrta ayaa godoomiyay magaalada iyadoo wadooyinkii soo gali jiray magaalada ay go’een mana jiraan wadooyin magaalada soo gala oo furan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here