Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbadelka Cimilada ,Biyaha Wabiga, burburka wadooyinka iyo Dhiibaatooyin kala oo soo wajahay Baabuurleyda Keena Qudaarta ayaa u sabab noqotay inay sare u kac balaaran looga dareemo Suuqyada Qudaarta lagu iibiyo Magaalada Moqdisho Ee Caasimada dalka.
Qaar ka mid ah Ganacsatada iibisa waxay sheegeen in lima dhanaanta ay tahay mida ugu qiimaha badan, waxayna raaciyeen in aysan aheyn markii kowaad balse ay soo noq noqotay qiimaha kordha inay dhacdo sanad walba.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.