Sare u kac ballaaran oo ku yimid qiimaha la kala siisto Kalluunka suuqyada magalada Kismaayo

0
185

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqa  lagu iibyo  kalluunka ee  magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa Maalmihii ugu danbeeyay laga dareemayaa sara uka  ballaaran oo ku yimid qiimaha lagu kala iibsado  kaluunka.

Sare u kacaan ku yimid qiimaha kalluunka ayaa loo sababaaynaya dabaaylaha xoogan oo ka jira  bada oo saamayn ku yeeshay kallumaysatadii bada ka soo jilaaban jiray ‘waxaana hada kiilada kulluunka ah uu qiimaheedu gaaray 6 dollar halka markii hore la kala siisan jiray 2 dollar.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here