Sara u kac uu kuyimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada Hargeysa

0
139

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare ukac uu kuyimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada hargeysa kadib markii uu shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray taasi oo saameyn ku yeelatay darawalada kaxeeya gaadiidka.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here