Sara ukac ku yimid qiimaha yaanyada Suuqyada Baladweyne

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Sara u kac xoogan laga daremayaa qiimaha la iibiyo yaanyada suuqyada Magaalada Baladweyne.

Yaanyada oo markii hore laga keeni jiray deganada iyo tulooyinka hoos taga Maagalada Baladweyne ayaa waxaa saameyn u geeyastay fatahadii wabiga shabeelle iyo roobabkii da’ay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here