Wararka Sara ukac ku yimid qiimaha la iibiyo Raashiin ka suuqyada Baladweyne By Radio Waamo - August 8, 2025 0 10 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sara u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo rashiinka suuqayada magaalada baladweyne tasoo ay sababtay rashiinkii la keni jiray magaalada oo yaraaday. Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2025/08/Juweeriya-warka-gobalada-Sara-ukac-ku-yimid-qiimaha-la-iibiyo-Raashiin-ka-suuqyada-Baladweyne.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X