Kismaayo (Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa laga dareemayaa sara u kac baahsan oo dhanka qiimaha shidaalka oo inta badan saameeyn ku yeelatay dadka ku shaqeeysta Gawaarida Tagaasida ah ee ay hadda inta badan dad-waynuhu raacaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.