Sara u kac laga dareemayo Qiimaha xoolaha suuqyada magaalada Dhoobley

0
103

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqa lagu iibiyo qeybaha kala duwan ee xoolaha ee degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose ayaa laga dareemayaa sare u kac xooggan.

Sare ukaca kuyimid xoolaha ayaa sa sababay kadib markii ay bateen wadamada loo iib geeynayo sida kenya iyo wadamo kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here