Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qiimaha maciishadda sida Qudaarta,Bagaashka Cabitaanada ayaa sare u kacay Suuqyada magaalada Dhuusamareeb,arintaas oo saameeyn ku yeelatay guud ahaan bulshada Dhuusamareeb.
Qaar ka mid ah Ganacsatada magaalada Dhuusamareeb oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay waxa sababay sare u kaca maciishadda iyo in uu is badal ku yimid qiimaha Qudaarta.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.