Sara u kac laga dareemayo maciishada Raashinka Suuqyada Degmada Xudur

0
75

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Xudur Ee Gobolka Bakool ayaa waxaa Go,doonsanayd oo aysan soo galin Gadiidka Badeecadaha mudo ka badan Sideed sano,  nolosha dadka magalada waa mid adag marka loo ego magaalooyiinka isku isku socodkooda ayasan xirnayeen.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here