Sara u kac ku yimid Sarifka Lacagta Doollarka Suuqyada magaalada Baydhabo

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mudo ka badan konton sano Soomaaliya ayaan wax Lacag ah soo daabicin, taasi oo Sababtey in Lacagta Kunka Shillinka ah uu sii dabar go,o, dadkuna badi u bateen isticmaalka Dollarka iyo Lacagaha Hawada la iskugu mariyo Sida EVC-Plus iyo E-Dahab IWM.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here