Sara u kac ku yimid Qiimaha Maciishada Suuqyada Xudur.

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sicir barar xoogan ayaa weli ka taagan degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool taasi oo ay keentay ganacsigeeda oo ku xiran diyaarad wax lagu geeyo iyo 7 sano ee la soo dhaafay oo beerahooda abaarsadeen.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here