Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa sare ukac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Sisinta ee suuqyada magaalada Baladweyne, Sare u kacaan ayaa ku yimid qiimaha la iibiyo Sisinta waxaana sababay in beeraleeyda aysan sanadkaan soo saarin dalaga badan oo la xiriira Sisinta .
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.