Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo raashinka Suuqyada Jowhar

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sara ukac laga dareemaya qiimaha la iibiyo raashiinka suuqyada magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelada dhexe.

Sara u kacaan ayaa waxaa sababay Roobka oo saameyn ku yeeshay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar taas oo inta badan Gaadiidleyda isticmaali jireen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here