Sara u kac Ku yimid qiimaha Khudaarta lagu iibiyo Baydhabo

0
62
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare u kac baahsan laga dareemayaa qaar ka mid nuucyada qudaarta ee magaalada Baydhabo,Nuucyada qudaarta ee sare u kaca uu ku yimid ayaa waxaa ka mid ah mooska, Cansalaatada, basasha, Baradhada bocorka, iyo liinta.
Sare u kacan ayaa yimid kadib markii ay Yaraatay Khudaartii La Keeni Jiray Magaalada Baydhabo,taas oo ay sababtay  Wadooyinkii Lagu Keeni Jirey Qudaarta oo  Burburey, Kadib Robabkii Xoganaa Ee Dalka Ka Da’ay, Sida Wadada Weyn Ee Isku Xirta Muqadisho Iyo Baydhabo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here