Sara u kac ku yimid Qiimaha Kalluunka ee Suuqyada magaalada Muqdisho

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa sare ukac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo kalluunka Noocyadiisa kala duwan ee Suuqyada magaalada Muqdisho, Sare u kacaan ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka ayaa waxaa sababay maadaamaa lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan bulshada ay aad u iibsanayaan islamarkaana bada laga waayay kalluunkii laga keeni jiray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here