Sara u kac kuyimid qiimaha Hilibka Geella Suuqyada Baladweyne

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Sara u kac xogaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo hilibka geela tasoo ay sababta yaraanshiyaha geelii la keeni jiray maagalada Baladweyne

Kiilada Hilibka geela ayaa mareyo qiimo dhan 8 doolar halka markii hore la iibin jiray 6 dollar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here