Sara u kac ku yimid qiimaha Caanaha Geella Suuqyada magaalada Baydhabo

0
124

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare u kac balaaran laga dareemaya Qiimaha Caano Geela lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Baydhabo taasi oo saameen ku yeelatay bulshada magaaladaasi maadaama lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Sare ukacan qiimaha la-iibiyo caano Geella aya sababay kadib markii ay yaraadeen caanahii la keeni jiray Suuqyada magaalada Baydhabo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here