Saliida macasarada oo Sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo suuqyada  Kismaayo

0
291
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Saliida macasarada oo kamid ah saliidaha dalkeena laga soo saaro ayaa waayadii dambe laga dareemayaa sare ukac balaaran iyadoona bulshadu ay waqtigaan aad ugu baahan yihiin maadaama lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan.
Saliida macasarada ayaa laga sameeyaa sisinta ka baxda dalkeena waxaana waqtigaan la dereemayaa in qiimaheeda uu sare u kacay si lamid ah maciishadaha kale ee lagu iibiyo suuqyada kala duwan ee magaalada kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here