Saldhigga Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir oo Taliye cusub loo Magacaabay

0
396

Muqdisho(Idaacadda Waamo)Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal:Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa Saciid Cali Maxamuud u Magacaabay taliyaha saldhigga Degmada Wadajir, ka dib markii markii uu xilkaasi ka qaaday taliyihii hore ee saldhigaaasi  Cabdi-baasid Maxamuud Cagey.

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyaa ayaa ugu taliyaha cusub usoo jeediyay in uu xilka loo igmaday u guto si dacaad ah, maamulkanu ay ka taageeraan howl Maalmeedkooda.

Magacaabista saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa qayb ka ah dedaallo ladoonayo in lagu laba laabo wax qabadka laamaha ammaanka ee Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here