Saldanada Cummaan oo deeq Raashiin ah oo gaarsiisay dad danyar ah

0
280

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa maanta lagu soo dhaweyay wafdi ka socday Saldana Cummaan kuwaasi oo magaalada u yimid qeybinta raashiin loogu talagalay in la gaarsiiyo ku dhawaad kun iyo todobo boqol oo Qoys oo danyara ah,waxaana laga qeybiyay magaalada kismaayo iyo deegaanada ku dhawdhaw.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here