Salaadda Ciidul-Adxa oo laga oogay magaalada Kismaayo

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Boqoraal dadwayne ah oo isugu jira shacab iyo Masuuliyiin ayaa maanta labada ragco ee salaada Ciidul Adxa ku tukaday garoonka wayn ee Waamo Stadium ee magaalada Kismaayo ee xarnta gabalka Jubbada hoose .

Dadka Salaadda Ciida ku tukaday Isbartiimada Waamo ayaa isugu jira Haween,caruur,dhalinyaro iyo sidoo kale Masuuliyiin ka dirsan Dowlad Goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here