Salaad Roob-doon ah oo lagu qaabanayo magaalada Kismaayo

0
201

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Caddaalada Aw-qaafta iyo Arrimaha diinta Dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar,oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa iclaamiyey roob doon maalinta bari ah  ka dhici doonto magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here