Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya ayaa waxaa uu kulan la qatay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga XFS Axmed Xasan Aadan
kulanka ayaa waxaa loga hadlay hormarinta kalluumeysiga dalka sidii loo dardargalin lahaa,loogana faiidesan lahaa kheyraadka Bada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.