Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maal-mihii ugu danbeeyay waxaa jiray kiisas badan oo cudurka jadeecada ah oo kajiray deegano dhowr ah oo katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland gaar ahaan Gobolka Jubbada hoose waxaana jiray sida la xaqijiyay carur yar yar ah oo xanunkaan u geeriyootay meelaha qaar.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.