Saameyn nooce ah ayey ku leedahay bulshada daawashada Aflaanta Hindiga.

0
347

Sida dalal badan oo dunida ka mid ah daawashada aflaanta aad buu ugu badan yahay waxaan la amisan yahay inuu aad u kordhay sanadhii  ugu dambeyey, bulshada ku nool magaalada kismaayo  waxaa jir dad  aad u xiiseeyo dawashada aflaanta nooc yadood kala duwan.

Dhalinyarada waxaa uu u horseday dawashada Af,laanta in ay   waxbarshada ku adkaato madama iyagu yihiin kuwo aad u jacel filimada,waxaan jira qoysas badan oo lugu furey  dawashada musalsalada noc yadood kale duwan.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Abdinuur Samriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here