Ryan Giggs oo Soo Doortay Shaxdiisa 5 Geesoodka ahaa ee ugu Fiicaneed Waayihiisa Ciyaareed

0
415

Kismaayo-(Idaacadda)- Halyeeyga Kooxda Reer England ee Manchaster United ee Ryan Giggs ayaa Doortay Shaxdiisa 5 Geeskoodka ah ee Xiddigihii uu Kaga Soo Garab Ciyaaray Kooxda Man United Isaga oo Cristiano Ronaldo Ku Tilmaamay Xiddigii ugu Fiicnaa ee uu abid Kasoo Garab Ciyaaray.

Halyeeygan U Dhashay Xulka Qaranka ee Wales ayaa Wakhti Qurux badan Ku soo qaatay Man United isaga oo kula soo guulaystay 13 koob oo Premier League iyo 2 koob oo champions League 24 sano oo uu joogay kooxda.

Xidiga Giggs ayaa Shaxdiisa Waxa ay Ka Kooban tahay Sida , Halyeeyada Peter Schmeichel, Jaap Stam, Roy Keane, Paul Scholes, Ronaldo & Wayne Rooney.

Shxdan Waxaa Goolka Kusoo Bilowday “Schmeichel , Dhanka Daafaca Waxaa Matalaya Jaap , Halka Khadka Dhexe Waxaa Buuxinaya  Xidigaha R. Kean iyo P. Scholes, Dhanka Weerarka Waxaa Ku Jira Xidigaha C. Ronaldo iyo W. Rooney.

 No room for Giggs in his dream team.. or Beckham, Neville and Cantona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here