Rugta Ganacsiga Jubbaland oo ka warbixisay isbaddalada ku yimid Ganacsiga Jubbaland

0
28
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jubbaland waxaa ay ka mid tahay dowlada goboleyda dalka, waxaan  markiiba ganacsi ay ku soo xirtaan dakada degmada Kismaayo taas oo sare u qaadeyso ganacsiyada kale ee ka socda deegaanada dowlada Goboleedka Jubbaland.
Xuutiinta dalka Yemen ayaa waxay weeraro kala duwan ka qaadeen markiibta ganacsiga ee Wadamada reer Galbeed, taas oo sameyn dhaqaalo ay ku yeelatay  wadamo badan oo Africaan ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here