Rugta Ganacsiga Jubbaland oo Guddoomiye loo doortay

0
378

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulan Balaaran oo ay Kasoo qeyb-galeen ganacsato iyo Mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga ayaa xalay lagu Qabtay Magaalada Kismaayo.

Kulankaasi  lagu doortay Xuseen Raabi Kaahin in uu Noqdo Guddoomiyaha Cusub ee   Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana uu Doorashadaan kaga Guuleystay Diinle Maxamed Oo la tartamayay.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here