Roobkii ka da`ay Kismaayo oo saameyn ku yeeshay Barakacayaasha

0
68
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli magaalada kismaayo xarunta ku meel gaarka Dowlad Goboleedka Jubbaland ay ka da’een Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool magaalada iyo nawaaxigeeda.
Hadaba Roobabkaasi da`ay waxaa jiro dad uu saameyn ku reebay sida Barakacayaasha ku nool Kismaayo oo wajahaya durufo adag iyaga oo aan haysan guryo roobka ka celiya.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here