Roobkii Gu’ga oo sameen ku yeeshay barakacayaasha Badbaado

0
226
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka bilaawday roobka gu’ga oo  ay sameeyn gaar ah ku yeelatay bulshada ku nool kaamamka ku yaalla magaalada Kismaayo.
kaamka Badbaado waxuu ka mid yahay kaamamka uu sameeyn ku yeeshay roobaka ka da’aya magaalada ,madaam  guryaha ay ku nool yihiiin aysan u adkeeysin karin Roobka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here