Roobkii dhawaan ka da’ay Kismaayo oo saameyn ku yeeshay xeryaha Barakacayaasha

0
301
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamamka barakacayaasha Kismaayo ayaa waxaa saameyn xoog leh Ku yeeshay Roobabkii Ka  da’ay Kismaayo,saacadihii ugu dambeeyey,Kaamamka barakacayaasha  Waxaa Ku nool dad aad u nugul oo u baahan Caawin,dhibaatooyinka Ka jira Kaamamka Waxaa Ka mid ah hooy la’aan  Cuno la’aan Caafimaad la’aan iyo Waxbarasho La’aan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here