Roobka ka da’ay Waqooyiga kismaayo oo ay ku barakaceen Qoysas horleh

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guud ahaanba dalka waxa si is daba Jooga oga da’aya Roobka darta kaas oo ay ka dhasheen daadad iyo fataahado gaystay khasaare Nafeed iyo mid Hantiyadeed

Jubaland waxay ka m meelaha sida aadka ah uu u sameeyay roobku isaga oo sababay barakaca kumanaan qoy  Qoys kuwaas oo ay hada hastaan duruufo Nolaleed oo kala duwan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here