Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa kamid ah meelaha ay roobabka ka hooreen, islamarkaana ay biyuhu fadhiyaan wadooyinka taasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyaduba.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.